Faah faahino labo qarax oo Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay labo qarax siyaabo kala duwan uga dhaceen Xaafada Oodweyne ee degmada Dayniile iyo laamiga Warshadaha, waxaana qaraxyadan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa koobaad ayaa ka dhacay Xaafada Oodweyne gaar ahaan meel ku dhaw xarun ciidamada Nabad sugida halkaasi ku leeyihiin, waxaana qaraxan lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo … Continue reading Faah faahino labo qarax oo Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho